Home Ciyaaraha Chelsea Oo U Muuqata In Dalabka Ka Geynayaan e Robert Lewandowski  ,...

Chelsea Oo U Muuqata In Dalabka Ka Geynayaan e Robert Lewandowski  , Maxaa Haaland Ku Dhacay – banaadirsom

Chelsea ayaa lagu waramayaa in indhahah u jeediyeen weeraryahanka Bayern Munich ee Robert Lewandowski

Haaland oo Dortmund ah ayaa horay loola xariirinayay  in ay si fog u doonayaan waliba u dajiyeen qorshe fog

Balse Dortmund ayaa diidan xilli warar kale tilmaameen in ay diyaar la yihiin 150 milyan iyo ciyaartooy ku daraan  hishiiska Haaland ku doonayaan

Wargeyska The Sun ayaa haatan sheegaya in Chelsea rumeysan yihiin in xagaagaan heli karin Haaland sidaa darteed waxa ay qorshaha labaad ka dhigteen Robert Lewandowski

Waxaa la xaqiijiyay in Chelsea diyaar u yihiin 50 milyan oo lacagta euro ah,lamana oga in banaadirsom reer Jarnmal ogalaan doonaan damaca Chelsea

 

Source link