Home Ciyaaraha Chelsea Oo Soo Saartay Liiska Xiddigaha Ay Kaga Qayb Gali Doonaan UEFA...

Chelsea Oo Soo Saartay Liiska Xiddigaha Ay Kaga Qayb Gali Doonaan UEFA Super Cup. – Banaadirsom

Tababaraha Banaadirsom Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa soo saaray liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono Banaadirsom Villarreal kulanka UEFA Super Cup ee dhici doona Arbacada.

Romelu Lukaku oo qarka u saaran in uu ku biiro Blues ayaa ka qayb ahaan kara 26-ka xiddig ee ciyaari doona UEFA Super Cup-ka todobaadkan marka uu dhamaystiro ku biiristiisa.

Blues ayaa soo saartay Liiska iyada oo u gudbisay UEFA laakiin xiddiga Romelu Lukaku ayaa wali lagu dari karaa Liiska si uu daqiiqadihiisii ugu horeeyay ugu ciyaaro chelsea.

Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska xiddigaha uu Thomas Tuchel soo saaray:

Goolhayayaasha: Edouard Mendy, Kepa, Marcus Bettinelli, Lucas Bergstrom.

Daafacyada: Reece James, Cesar Azpilicueta, Andreas Christensen, Thiago Silva, Kurt Zouma, Ethan Ampadu, Antonio Rudiger, Ben Chilwell, Marcos Alonso, Emerson

Khakda Dhexe: N’Golo Kante, Jorginho, Mateo Kovacic, Mason Mount, Tino Anjorin

Weerarla: Christian Pulisic, Hakim Ziyech, Callum Hudson-Odoi, Kai Havertz, Timo Werner, Tammy Abraham, Armando Broja.

Sii Akhriso: Hadii Aad 12-Kan Calaamad Ka Heshid Fariimaha Qofka Aad Jeceshahay Waxa Ay La Mid Tahay In Uu Qofkaasna Ku Jecelyahay.

Source link