Home Ciyaaraha Chelsea Oo Real Madrid Wadahalo Kala Furtay Saxiixa Eden Hazard, Laakiin Hal...

Chelsea Oo Real Madrid Wadahalo Kala Furtay Saxiixa Eden Hazard, Laakiin Hal Dhib Ayaa Jirta. – banaadirsom

banaadirsom chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay la xidhiidhay banaadirsom Real Madrid iyaga oo u soo bandhigay in ay dib ula wareegi karaan xiddiga Eden Hazard kaliya kadib markii ay 2 sano ka hor 100 milyan kula waregeeen.

Hazard ayaa sanadkii 2019 ku biiray chelsea laakiin ku dhibaatooday in uu ku soo bandhigo qaab ciyaareedkii laga filayay labadii sano ee uu jooay.

Xiddiga 30 jirka ah ayaa ku dhibaatooday dhaawacyo kuwaas oo u diiday in uu soo bandhigo tayadiisa oo dhamaystiran xilli uu shaki weyn soo fuulay mustaqbalka xiddiga.

Wararka ayaa sheegaya in uu Hazard doonayo in uu isaga tago banaadirsom Real Madrid xilli ay ku laabashadiisa Real Madrid tahay mid macquul ah inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Sida laga soo xigtay wargayska AS, Chelsea ayaa la xidhiidhay Real Madrid iyaga oo wax ka waydiiyay in ay dib u heli karaan xiddiga suuqa xagaagan si ay ugu xoojiyaan banaadirsom.

Laakiin dhibaatada ayaa ah in ay Real Madrid dalbanayso lacag dhan 60 milyan kor u dhaafta si ay u iibiso xiddiga halka uu sidoo kale Hazard doonayo mushahar aad u sareeya.

Sii Akhriso: Calaamadaha Aad Ku Ogaan Kartid In Aad Jeceshahay Qof Aan Ku Jeclayn

Source link