Home Ciyaaraha Chelsea Oo Qaaday Talaabo Ay Man United Ugu Garaacayso Saxiixa Eduardo Camavinga...

Chelsea Oo Qaaday Talaabo Ay Man United Ugu Garaacayso Saxiixa Eduardo Camavinga – banaadirsom

banaadirsom chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay ku biirtay loolanka loogu jiro saxiixa xiddiga khadka dhexe ee banaadirsom Rennes ee Eduardo Camavinga inta lagu guda jiro suuqii xagaaga.

Iyada oo kaliya hal sano ka dhimantahay heshiiskiisa xiddiga 18 jirka ah ayaa la filayaa in uu isaga tago kooxdiisa inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Inkasta oo ay Man United tahay banaadirsom uu cad-cad saxiixa xiddiga hadana banaadirsom Rennes ayaa beenisay wararka sheegaya in ay ku biirayso Old Traford.

Sida laga soo xigtay Le Parisien, chelsea ayaa ku biirtay tartanka saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Camavinga waxana ay haatanba xidhiidh la samaysay kooxdiisa reer France.

Chelsea ayaa xiddiga Camavinga u aragta xiddig xoojin kara khadka dhexe ee banaadirsom xilli ciyaareedka dambe waxana ay doonayaan in ay ku garaacaan banaadirsom Man United.

Source link