Home Ciyaaraha Chelsea Oo Ku Hungawday Qorshe Ay Ula Tagtay Sevilla Si Ay Uga...

Chelsea Oo Ku Hungawday Qorshe Ay Ula Tagtay Sevilla Si Ay Uga Hesho Saxiixa Jules Kounde. – Banaadirsom

Banaadirsom chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay chelsea u soo bandhigtay Banaadirsom Sevilla xiddig laga naxay Stamford Bridge si ay u helaan saxiixa daafaca dhexe ee Jules Kounde inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Blues ayaa la rumaysanyahay in ay heshiiska shaqsiga ah la gaadhay xiddiga 22 jirka ah ee reer France laakiin wali kala hadlayso qiimaha kooxdiisa Sevilla.

Shabakada Goal ayaa sheegaysa in ay Banaadirsom chelsea Dhigeeda Sevilla u soo bandhigtay saxiixa xiddiga Knnedy laakiin Sevilla ayaa si cad u diiday xiddiga reer Brazil in uu ka qayb ahaado heshiiska.

Banaadirsom Sevilla ee Kounde ku qiimaysa lacag dhan 68 milyan oo euro waana lacag ay chelsea diidantahay in ay bixiso waxana ay isku dayaysaa in ay qiimaha ku yarayso xiddigo ay ku darto heshiiska,

Daafaca dhexe ayaa dhankiisa la sheegayaa in uu diyaar u yahay in uu ku biiro Banaadirsom chelsea kaliyana sugayo in ay labada kooxood ka heshiiyaan saxiixiisa si uu ugu dhaqaaqo Stamford Bridge.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Ma Jirtaan Laba Wiil Hal Mar Ku Wada Jecle, Ma Doonaysaa In Aad Dooratid Midka Adiga Kuu Fiican, Habkan Fudud Ayaa Ku Caawinaysa

Source link