Home Ciyaaraha Chelsea Oo Heshiis Is Dhaafsi Ah La Samaynaysa Bayern Munich. – banaadirsom

Chelsea Oo Heshiis Is Dhaafsi Ah La Samaynaysa Bayern Munich. – banaadirsom

banaadirsom chelsea ayaa doonaysa in ay heshiis is dhaafsi ah la samayso banaadirsom Bayern Munich inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan sida ay sheegayaan wararku.

Taageerayaasha chelsea ayaa doonaya in ay kooxdoodu samayso saxiixyo ay ku xoojiso banaadirsom difaacanaysa champions League si ay xilli ciyaareedka dambe ugu guulaystaan horyaalka premier League.

Wargayska Daily Mail ayaa sheegaya in ay banaadirsom chelsea doonayso saxiixa xiddiga garabka uga ciyaara Bayern Munich ee Kingsley Coman si ay ugu xoojiso banaadirsom xilli ciyaareedka dambe.

Si ay u hesho saxiixa xiddiga Kingsley Coman Chelea ayaa diyaar u ah in ay Bayern Munich u soo bandhigto saxiixa xiddiga Callum Hudson-Odoi kaas oo ay Bayern Munich doonaysay muddo dheer.

Bayern Munich ayaa si aad ah u doonaysay saxiixa xiddiga Callum Hudson-Odoi Ka hor inta ayna chelsea heshiis cusub ka saxiixan xiddiga laakiin xiddiga ayaa haatan ka baxay qorshahah Tababare Thomas Tuchel.

Source link