Home Ciyaaraha Chelsea Oo Diyaarinaysa Dalab Rasmi Ah Oo Ay Ka Gudbinayso Harry Kane,...

Chelsea Oo Diyaarinaysa Dalab Rasmi Ah Oo Ay Ka Gudbinayso Harry Kane, Imisa Ayay La Diyaar Tahay. – banaadirsom

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay isku diyaarineyso inay soo gudbiso dalab £ 130m ah oo ay ka gudbineyso xiddiga Borussia Dortmund Erling Braut Haaland.

Xiddiga 21 jirka ah ayaa dhaliyay 41 gool 12 kalena caawiye ka noqday 41 kulan oo tartamada oo dhan ah xilli ciyaareedkii hore waxana la rumaysanyahay in uu yahay bartilmaameedka 1-aad ee chelsea xagaagan.

Dortmund ayaa ku adkaysanaysa in uuna xiddiga reer Norway iib ahayn waliba uuna xagaagan ka tagi doonin banaadirsom xagaagan.

Sida laga soo xigtay Football Insider, Chelsea ayaa isku diyaarineysa inay dalab 130 milyan oo ginni ah ka gudbiso weeraryahankaan, iyadoo milkiilaha banaadirsom Roman Abramovich uu bixiyay ogolaanshaha in loo dhaqaaqo saxiixa xiddiga.

Haaland – oo sidoo kale lala xiriirinayaa kooxaha Manchester United, Barcelona, ​​Real Madrid iyo Manchester City ayaa ka mid ah xiddigaha ugu fiican weerarka ee u soo kacaya kubada cagta.

Source link