Home Ciyaaraha Chelsea Oo Dhamaystirtay Saxiixeedii Ugu Horeeyay Ee Xagaaga. – banaadirsom

Chelsea Oo Dhamaystirtay Saxiixeedii Ugu Horeeyay Ee Xagaaga. – banaadirsom

banaadirsom chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay heshiis la gaadhay Goolhaye Marcus Bettinelli kaas oo ay ka dhigayso saxiixeeda ugu horeeya ee suuqa xagaagan.

Goolhayaha reer England ayaa ah xiddig xor ah kadib markii uu dhacay heshiiskiisa banaadirsom Fulham oo uu joogay sanadihii ugu dambeeyay.

Marcus Bettinelli oo 29 jir ah ayaa ogolaaday in uu ku biiro banaadirsom chelsea isaga oo noqon doona saxiixa 1-aad ee banaadirsom suuqa xagaagan si uu badal ugu noqdo Willy Caballero oo ka tagay banaadirsom.

banaadirsom Chelsea ayaa haatanba heshiis la gaadhay Goolhaye Marcus Bettinelli waxana ay banaadirsom Blues doonaysaa in ay saxiixa Goolhayaha ku dhawaaqdo 48-ka ee soo socda.

Goolhaye Marcus Bettinelli ayaa la filayaa in uu qalinka ku duugo heshiis 2 sano ah isaga oo noqon doona Goolhayaha dookha 3-aad ee banaadirsom Chelsea xilli ciyaareedka dambe.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: 10-ka Tayo Ee Ay Dumarku Ku Jeclaadaan Ragga, Hadii Aad Leedahay Arimahan, Gabadhuhu Way Isku Kaa Dilayaan.

Source link