Home Ciyaaraha Chelsea Oo Daalb Rasmi Ah Ka Gudbisay Xiddig Wacdaro Ka Dhigay Euro...

Chelsea Oo Daalb Rasmi Ah Ka Gudbisay Xiddig Wacdaro Ka Dhigay Euro 2020 & Jawaabtii Ay Heshay – banaadirsom

banaadirsom chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay dalab Rasmi ah ka gudbisay saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara banaadirsom Juventus ee Federico Chiesa sida ay sheegayaan wararku.

Saxafiga Christian Falk ayaa sheegaya in ay chelsea talaabo Rasmi ah u qaaday saxiixa xiddiga Federico Chiesa si ay ugu xoojiyaan banaadirsom xilli ciyaareedka dambe.

Isla saxafiga ayaa sheegay in ay chelsea wadahadalo la furtay banaadirsom Juventus iyaga oo dalab Rasmi ah miiska u saaray si ay uga helaan saxiixa xiddiga reer Italy ee Federico Chiesa.

Chelsea ayaa banaadirsom Juventus miiska u saartay lacag dhan 100 milyan oo euro si ay u hesho saxiixa xiddiga reer Italy ee Federico Chiesa si ay ugu xoojiyaan weerarka xilli ciyaareedka dambe.

Laakiin Juventus ayaa isla markiiba diiday dalabka Chelsea iyaga oo u sheegay in uu xiddigu ku jiro qorshohooda xilli ciyaareedka dambe waliba uuna iib ka ahayn banaadirsom suuqa xagaagan.

Source link