Home Ciyaaraha Chelsa Oo Albaabka U Garaaceysa Juventus , Warner Ayay Xiddig Kaga Soo...

Chelsa Oo Albaabka U Garaaceysa Juventus , Warner Ayay Xiddig Kaga Soo Badalaneysaa – Banaadirsom

Chelsea ayaa lagu waramayaa in ay ka fikirayaan in Timo Warner qeyb kaga dhigaan hishiis ay ku doonayaan daafaca Juventus ee De Ligt

Chelsea ayaa si weyn uga dhex muuqata suuqa xagaaga xilli haatan la tilmaamayo in ay weyn ugu dhaw yihiin in Lukaku kala soo wareegaan Inter Mlan

Clacio Mercato ayaa qoeysa in haatan Chelsea go`aansatay in ay u dhaqaqaan De Ligt inta suuqa xagaaga furan yahay iyaga oo la yimid qorshe ah in Warner qeyb kaga dhigaan hishiiskaas

Macalin Tochel ayaa ogalaasho siiyay maamulka Banaadirsom in ay u dhaqaaqaan saxiixa wiilkaas reer Holland iyaga oo bixinaya 51 milyan waliba Warner-na uu qeyb ka yahay soo jeedintaas.

Warner ayaa Chelsea u dhaliyay 12 gool halka 15 uu caawiyo ka ahaa ka dib 52 kulan oo uu saftay kooxdaas dhamaan tartamada

 

 

Source link