Home Ciyaaraha Carlo Ancelotti Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Uu Kaga Hor Tagi Doono...

Carlo Ancelotti Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Uu Kaga Hor Tagi Doono Alaves. – Banaadirsom

Tababaraha Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa soo saaray Liiskii ugu horeeyay ee Real Madrid ah ee uu kaga hor tagi doono Banaadirsom Alaves kulankooda ugu horeeya ee horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan.

Ancelotti ayaa liiska ka saaray xiddigaha Martin Odegaard iyo Dani Carvajal inkasta oo ay taam u ahaaeen in ay ciyaaraan kulanka.

Taabare Ancelotti ayaa xaqiijiyay in uu Marcelo dhaawac ku seegayo kulanka laakiin uuna Odegaard dhaawac ahayn laakiin aan la duwaan galin sabab la xidhiidha xiddigaha khadka dhexe oo aad u badan.

Xiddigaha Toni Kroos, Dani Ceballos & Ferland Mendy Ayaa dhankooda dhaawac halka U xiddiga Marco Ansesio lagu daray Liiska kadib markii uu ka soo laabtay ciyaaraha Olympic Final-kii kubada cagta.

Hadaba Halkan hoose kaga bogo Liiska xiddigaha uu Ancelotti u soo xushay kulanka Alaves;

Goolhayayaasha: Courtois, Lunin, Fuidias.

Daafacyada: Militao, Alaba, Nacho, Odriozola, Miguel Gutierrez.

Khadka Dhexe: Modric, Casemiro, Valverde, Lucas Vazquez., Isco, Blanco.

Weerarka: Hazard, Benzema, Asensio, Jovic, Bale, Vini Jr, Rodrygo.

Sii Akhriso: Raggu Ma Jecelyihiin Gabadha Jacaylkeeda U Soo Bandhigta?

Source link