Home Ciyaaraha Carlo Ancelotti Oo Doonaya Saxiixa Cristiano Ronaldo – Banaadirsom

Carlo Ancelotti Oo Doonaya Saxiixa Cristiano Ronaldo – Banaadirsom

Tababaraha Banaadirsom Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa lagu soo waramayaa in uu doonayo in uu dib ula midoobo xiddiga Banaadirsom Juventus ee Cristiano Ronaldo si uu ugu xoojiyo Banaadirsom xilli ciyaareedka cusub.

Tababaraha reer Italy ee Anceloti ayaa Cristiano Ronaldo kala soo shaqeeyay Real Madrid waxana uu doonayaa in uu xiddiga reer portugal ku soo laabto Santiago Bernabue waxana uu doonayaa in uu mar kale ku soo celiyo Los Blancos.

Mustaqbalka Cristiano Ronaldo ee Banaadirsom Juventus ayuu shaki weyn ku jiraa waxana si weyn loola xidhiidhinayaa ka tagista xiddiga inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Cristiano Ronaldo ayaa dhankiisa diyaar u ah in uu ku biiro Banaadirsom Real Madrid isaga oo bilowgii xagaagan ku amray wakiilkiisa in uu ku celiyo Real Madrid laakiin Real Madrid ayaa iska diiday heshiiska.

Haatan tababare Ancelotti ayaa maamulka kooxdiisa u sheegay in uu doonayo in uu Cristiano Ronaldo ku arko shaxdiisa xilli ciyaareedkan si ay ugu guulaystaan koobab xilli ciyaareedkan.

Source link