Home Ciyaaraha Brendan Rodgers Oo Ka Hadlay Wararkii Arsenal La Xidhiidinayay James Maddison. –...

Brendan Rodgers Oo Ka Hadlay Wararkii Arsenal La Xidhiidinayay James Maddison. – Banaadirsom

Tababaraha Kooxda Arsenal ee Brendan Rodgers ayaa sheegay in ayna Arsenal wax dalab ah ka gudbin saxiixa xiddiga khadka dhexe ee James Maddosn suuqa xagaagan.

Gunners ayaa si weyn loola xidhiidhinayay xiddiga James Maddison ka hor intii ayna dhamaystirin saxiixa xiddiga Martin Odegaard xilli ay jireen warar sheegaya in ay Arsenal dalab ka gudbisay saxiixa xiddiga.

Kooxd aArsenal ayaa xiddiga James Maddison u aragtay xiddig ay ku xoojin karaan hkhadka dhexe ee kooxda inta uu furanyahay suuqa kala iibsiga xagaagan

Xiddiga reer England ayaa lagu qiimeeyaa 60 milyan oo euro laakiin tababaraha Leicester City ayaa sheegay in ayna Arsenal wax dalab ah ka gudbin saxiixa xiddiga England.

Brendan Rodgers ayaa yidhi”Waxa jiray hadal badan oo ku saabsan James, laakiin kaliya waxa ay ahayd hadal dhanka saxaafada ah, sababta oo ah Arsenal ma jirin wax dalab ah oo ay ka soo gudbisay James”.

Sii Akhriso: Marxaladaha Uu Maro Xiriirka jaceyl Ee dhabta ah, Inta Badan Marxalada 3-aad Ma Dhaafaan

Source link