Home Ciyaaraha Borussia Dortmund Oo Ka Jawaabtay Dalabkii Ay Chelsea Ka Gudbisay Erling Haaland...

Borussia Dortmund Oo Ka Jawaabtay Dalabkii Ay Chelsea Ka Gudbisay Erling Haaland – banaadirsom

Borussia Dortmund ayaa diiday dalabkii ugu horeeyay ee ay Chelsea ka gudbisay weeraryahankeeda Erling Haaland sida laga soo xigtay Sky Germany.

Chelsea ayaa u soo bandhigtay Dortmund midkood Tammy Abraham ama Callum Hudson-Odoi iyo waliba lacag 50 milyan ah si ay uga helaan saxiixa xiddiga Haaland laakiin banaadirsom ka ciyaarta Bundesliga ayaa dooneysa inay sii heysato 20 jirkaan.

banaadirsom chelsea ayaa suuqa ugu jirta saxiixa weeraryahan cusub waxana ay saacadihii la soo dhaafay Dortmund miiska u saartay dalab Rasmi ah oo ay ku doonayso saxiixa xiddiga Haaland.

Laakiin Dortmund ayaa diiday dalabka iyaga oo Blues u sheegay in uuna xiddigu iib ahayn inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan waliba sii joogi doono banaadirsom.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Tallo Culus Oo Aad Ku Heli Kartid Jacaylka sodohdaa

Source link