Home Ciyaaraha Bernardo Silva, Willian, Hictor Bellerin & Xiddigaha U Baahan In Ay Isaga...

Bernardo Silva, Willian, Hictor Bellerin & Xiddigaha U Baahan In Ay Isaga Tagaan Kooxoohooda Ka Hor Inta Uuna Xidhmins Suuqa Xagaagan – Banaadirsom

Iyada oo suuqa kala iibsigu galay todobaadyadii ugu dambeeyay Waxa jira xiddigo ka ciyaara premier League oo wakhtiga dadaal ugu jira in ay ugu biiraan kooxo ay qaab joogto ah ugu ciyaari karaan xilli ciyaareedkan.

Waxa jira xiddigo badan oo ka baxay qorshayaasha tababarayaashooda waliba doonaya in ay isaga tagaan kooxohoda ka hor inta uuna xidhmins suuqa kala iibsiga xagaaan.

Suuqa ayaa xidhmin soona 31 bishan haatan lagu jiro waxana ay xiddigaha doonaya in ay isaga tagaan kooxohooda doonayaan in ay ka tagaan kooxaha si ay ugu biiraan kooxo cusub.

Hadaba waxa aan warbixintan ku soo bandhigi doonaa xiddigaha u baahan in ay isaga tagaan kooxohooda haatan inta uuna xidhmin suuqa kala iibsiga xgaagan.

1.Bernardo Silva:

Kadib markii uu qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay xilli ciyaareedkii 2019//2020, xiddiga Silva ayaa si weyn ugu dhibaatooday Man City xilli ciyaareedkii hore taas oo keentay in uu ka boxo qorshaha Guardiola waxana uu tababaruhu xaqiijiyay in uu xiddigu dalbaday in u isaga tago Banaadirsom xagaagan.

2.Willian:

Xiddigan ayaa si weyn ugu dhibaatooday in uu isku muujiyo Emirates tan ilaa markii uu xagaagii hore qaabka xorta ah ugu soo bbiiray waxana si weyn loo filayaa in ay Arsenal iska iibiso xiddiga xagaagan.

3.Hector Bellerin:

Xiddigan ayaa dhankiisa maamulka Arsenal u sheegay in uu doonayo in uu isaga tago Banaadirsom kadib markii uu ka baxay qorshaha Tababare Mikel Arteta waxana uu doonayaa in uu isaga tago Banaadirsom ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub.

4.Xherdan Shaqiri

5.Divock Origi

6.Loris Karius

7.James Rodriguez

8.Tanguy Ndombe

9.Ross Barkley

10.Kurt Zouma

11.Jesse Lingard

Sii Akhriso: Kulanka Sariirta: Imis Jeer Ayay Lamaanaha Dhawaan Is Guursaday Ku Kulmi Karaan Sariirta?

Source link