Home Ciyaaraha Bayern Munich Oo Chelsea Iyo Man City U Dirtay Fariin Ku Saabsan...

Bayern Munich Oo Chelsea Iyo Man City U Dirtay Fariin Ku Saabsan Robert Levandowski – banaadirsom

banaadirsom Bayern Munich ayaa kooxaha Man City iyo Chelsea Fariin Uga dirtay weeraryahankeeda Robert Levandowski kaas oo uu shaki ku jiray mustaqbalkiisa banaadirsom todobaadyadii ugu dambeeyay.

Heshiiska Robert Levandowski ee Bayern Munich ayuu 2 sano k hadhsanyahay taas oo keentay in uu xiiso ka helo kooxo badan oo ay ka mid yihiin chelsea & Man City kuwaas oo doonaya saxiixiisa.

Laakiin Bayern Munich ayaa niyada ka jabisay kooxaha Premier League iyaga oo u sheegay in uuna Robert Levandowski meelna uga socon banaadirsom inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Madaxweynaha banaadirsom Bayern Munich Herbert Hainer oo la hadlaya Spox ayaa yidhi” Robert Levandowski waxa uu u sii ciyaari doonaa Bayern Munich ilaa xagaaga 2023″.

“Waxa uu banaadirsom kula jiraa heshiis, waxana uu sii joogi doonaa halkan, mana jiro weeraryahan cusub oo aan suuqa ugu jirno”ayuu si raaciyay.

Sii Akhriso: Sifooyinka Gabadha Quruxda Badan Ee Ay Raggu Ka Baxsadaan, Hadii Gabadhu Leedahay Sifooyinkan Ma Jiro Nin U Istaagaya

Source link