Home Ciyaaraha Barcelona Oo Xaqiijisay Banaadirsom Uu Lionel Messi Ku Biiri Doono. – Banaadirsom

Barcelona Oo Xaqiijisay Banaadirsom Uu Lionel Messi Ku Biiri Doono. – Banaadirsom

Madaxweynaha Banaadirsom Barcelona ee Joan Laporta ayaa u muuqda mid haatanba sii xaqiijiyay Banaadirsom uu ku biiri doono Lionel Messi kadib markii uu ka tagay Banaadirsom Barcelona.

Barcelona ayaa khamiistii xaqiijisay in wakhtigii Lionel Messi ee Barcelona soo dhamaaday iyada oo uu xiddigu isaga tagi doono Banaadirsom kadib markii ay koxdu ku fashilantay in ay heshiis cusub ka saxiixato xiddiga.

Xilli uu kulan la qaatay madaxweynayaasha kooxaha Juventus iyo Real Madrid ee Perez & Agnelli Laporta ayaa xaqiijiyay in uu xiddigu ku biiri doono Banaadirsom PSG maalmaha soo socda.

Waxa la maqlay Muuqaal uu Laporta ku yidhi”Messi waxa uu aadayaa PSG, Waxa aan doonaynay in aanu sii haysano laakiin Arintaas way nagu adkayd”.

Arintan ayaa imanaysa ama soo shaac baxaysa kadib markii uu Lionel Messi shirkiisii ugu dambeeyay ku xaqiijiyay in ay Banaadirsom PSG ka mid tahay dookhyada uu ka fiirsanayo xagaaan.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: 6 Sabab Oo Ay Gabadhu Uga Boodo Ninka Kulanka Ugu Horeeya, Iska Ilaali Ninow In Aad Ku Dhacdid

Source link