Home Ciyaaraha Barcelona Oo Xaqiijisay 4-ta Kabtan Ee Hogaamin Doonta Banaadirsom Xilli Ciyaareedka Cusub...

Barcelona Oo Xaqiijisay 4-ta Kabtan Ee Hogaamin Doonta Banaadirsom Xilli Ciyaareedka Cusub Kadib Bixitaankii Lionel Messi. – Banaadirsom

Banaadirsom Barcelona ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay 4-ta kabtan ee hogaamin doonta xilli ciyaareedka cusub kadib bixitaankii Lionel Messi.

Barcelona ayaa khamiistii hore si lama filaan ah u xaqiijisay in uu Lionel Messi isaga tagi doono Banaadirsom Barcelona kadib markii uu fashilmay heshiiskii cusbaa ee laga saxiixayay xiddiga.

Barcelona ayaa kabtanka 1-aad ee Barcelona u magacawday xiddiga Sergio Busquets kaas oo si toos ah u badali doona xiddiga Lionel Messi kaas oo isaga tagay Banaadirsom Barcelona.

Kooxa ayaa kabtanka 2-aad ee Banaadirsom u magacawday xiddiga daafaca ka ciyaara ee Gerard Pique halka uu Kabtanka 3-aad noqon doono xiddiga Sergio Roberto oo ka mid ah Xiddigaha ka soo baxay Akademiyada Banaadirsom.

Ugu dambayn xiddiga noqon doona kabtanka 4-aad ee Banaadirsom Barcelona ayaa ah xiddiga daafaca ka ciyaara ee Jordi Alba kaas oo ku biiray Liiska kabtanada Banaadirsom Barcelona ee xilli ciyaareedka cusub.

Sii Akhriso: Hadii Aad 12-Kan Calaamad Ka Heshid Fariimaha Qofka Aad Jeceshahay Waxa Ay La Mid Tahay In Uu Qofkaasna Ku Jecelyahay.

Source link