Barcelona Oo War Ka Tiri Mustabqalka Marc-André ter Stegen , Miyay Iibinayaan – Banaadirsom

Barcelona ayaa ku war gilisay goolhaye Marc-André ter Stegen in uu gomaaiyo mustaqbalkiisa kooxda

Barcelona waxa ay doonayaan in dib u habeyn kooxda ku sameeyaan waxa ayna albaabka u furayaan in qaar ka mid ah ka tagaan kooxda si hishiisyo cusub u soo sameeyaan

Wargeyska Sport waxa ay ku war giliyeen Marc-André ter Stegen in uusan iib aheyn, waxa uuna macalin Xavi aamisan yahay in goolhayahaan uu kooxda wadada saxda ku soo celin karo

Hishiiska Marc-André ter Stegen ee Barcelona waxa uu dhacayaa 2025-ka waxaana dhawanahaan soo baxayay in Barca laga yaabo in ay iibiyaan ka dib hoos u dhac ku yimid heer ciyaareedkiisa

Barcelona sanadkaan ma ciyaarayaan Champion-ka halka horyaalka ay kaga jiraan booska 9-aad

Si waliba , waxa ay haatan sheegeen in goolhaye Marc-André ter Stegen iib aheyn marnaba


Source link