Home Ciyaaraha Barcelona Oo War Ka Soo Saartay Mustaqalka Lionel Messi. – Banaadirsom

Barcelona Oo War Ka Soo Saartay Mustaqalka Lionel Messi. – Banaadirsom

Banaadirsom Barcelona ayaa xaqiijisay in ayna heshiis cusub ka saxiixan doonin xiddiga Banaadirsom Lionel Messi taas oo meel saartay mustaqbalka xiddiga reer Argentine.

Xiddiga reer Argentine ayaa iska diiday in uu heshiis cusub u saxiixo xiddiga Lionel Messi inkasta oo ay kooxdu ku kalsoonayd in ay sii haysan doonto xiddiga.

Warbixinta Barcelona ayaa u qornayd sidan:-

“Inkasta oo Banaadirsom Barcelona iyo Lionel Messi heshiis ka gaadheen in maanta qalinka lagu duugo heshiiska cusub hadana lama saxiixin heshiiska cusub sabab la xidhiidha caqabado dhanka dhaqaalaha ah iyo qaab dhismeedka xeerarka La Liga”.

“Sidaas darteed marka la eego xaalka, Lionel Messi ma sii ahaan doono xiddig Barcelona ah, waxa aan ka xunahay inkasta oo xiddiga iyo waliba kooxdu muujiyeen rabitaan hadana lama gaadhi karo arintaas”.

“Barcelona waxa ay u mahad celinaysaa xiddiga iyo wixii uu Banaadirsom ka caawiyay waxana aan u rajaynaynaa nasiib wacan waxa xiga ee uu qaban doono”.

Heshiiska Lionel Messi ee Banaadirsom Barcelona ayaa dhacay dhamaadkii bishii June Banaadirsom ayaana ku dhibaatootay in ay heshiis cusub ka saxiixato xiddiga.

17 sano kadib Xiddiga Lionel Messi ayaa ka tagay Banaadirsom Barcelona.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Sifooyinka Ay Gabadh Walba Ka Raadiso Ninka Ka Hor Guurka, Hadii Aad Sifooyinkan Leedahay Waad Helaysaa Gabadh Nolosha Kula Wadaagta.

Source link