Home Ciyaaraha Barcelona Oo Ugu Dambayn Kashiftay Sababtii Ka Dambaysay Bur-Burkii Heshiiskii Cusbaa Ee...

Barcelona Oo Ugu Dambayn Kashiftay Sababtii Ka Dambaysay Bur-Burkii Heshiiskii Cusbaa Ee Lionel Messi. – Banaadirsom

Maxaxweynaha Banaadirsom Barcelona Joan Laporta ayaa shaaca ka qaaday sababtii uuna Lionel Messi heshiis cusub ugu saxiixin Banaadirsom Barcelona waliba uga tagayo Banaadirsom inkasta oo ay markii hore heshiis la gaadheen xiddiga.

Barcelona ayaa xalay xaqiijisay in uuna Lionel Messi heshiis cusub u saxiixi doonin Banaadirsom Barcelona waliba uu isaga tagi doono Banaadirsom kadib 17 sano oo uu joogay Banaadirsom reer Catalonia.

Joan Laporta oo arintaas ka hadlaya ayaa yidhi” 2 maalin ka hor ayaan aqoonsaday in ayna suurtagal ahayn in uu Lionel Messi heshiis cusub u saxiixo Barcelona, shalay ayaan la hadlay aabaha Messi una sheegay arinta”.

“Messi kuma faraxsana arita sababta oo ah waxa uu doonayay in uu sii joogo laakiin waanu qabanay wax walba oo awoodeena ah”

“Sababta noo diiday in aan heshiis cusub ka saxiixano Lionel Messi waxa ay ahayd xeerka ciyaar wanaaga laakiin Messi waxa uu doonayay in uu sii joogo Banaadirsom Barcelona”ayuu sii raaciyay

Sii Akhriso: Kulanka Sariirta: Cuntooyinka Kor U Qaada Rabitaanka Ragga & Dumarka Ee Kulanka Sariirta.

Source link