Home Ciyaaraha Barcelona Oo Ku Dhibaatoonaysa Saamaynta Bixitaankii Lionel Messi & Taageerayaasha Oo Iska...

Barcelona Oo Ku Dhibaatoonaysa Saamaynta Bixitaankii Lionel Messi & Taageerayaasha Oo Iska Diiday In Ay Iibsadaan Tigidhada Banaadirsom Ee Kulamada Camp Nou. – Banaadirsom

Banaadirsom Barcelona ayaa wali ku dhibaatoonaysa bixitaanka Lionel Messi iyo ku biiristiisii Banaadirsom PSG Iyada oo ayna taageerayaasha kooxdu wax xiiso ah u qabin in ay ka xaadiraan kulamada Banaadirsom ee garoonka Camp Nou.

Taageerayaasha Banaadirsom Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ayna wax xiiso ah u qabin daawashada kulamada iyada oo kaliya 15,820 taageere iibsadeen tigidhada kulanka Real Sociedad ee Axada iyada oo kaliya la buuxin doono kala badh 30 kun oo Kursi.

Iibsi la’aanta taageerayaasha Barcelona ee tigidhada ayaa imanaya inkasta oo taageerayaasha fursad loo siiyay in ay garoonka ka daawadaan kulamada Banaadirsom markii ugu horaysay kadib 17 bilood sabab xidhiidha xanuunka Korona.

Kulankii ugu dambeeyay ee ay Barcelona ku hor ciyaarto taageerayaasha ayaa ahaa sidoo kale kulan Real Sociedad ah kaas oo dhacay 7 bishii March 2020 markaas oo uu Lionel Messi dhaliyay gool rikoodhe ah oo ay kooxdu guul ku gaadhay.

Arintan ayaa imanaysa kadib markii shalay la shaaciyay in iibsashada maaliyada Banaadirsom Barcelona hoos u dhacay 80% kadib markii uu Lionel Messi ka tagay Banaadirsom.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Lamaanaha: Maxaa Dhacaya Hadii Gabadhu Diido Ninkeeda Kulanka Sariirta, Nabigeena {N.N.K.H} Ayaa Ka Hadlay.

Source link