Home Ciyaaraha Barcelona Oo Ka Hadashay Mustaqbalka Messi ,Griezmann , Pjanic Iyo Umtiti ,...

Barcelona Oo Ka Hadashay Mustaqbalka Messi ,Griezmann , Pjanic Iyo Umtiti , Maxay Go`aansadeen – banaadirsom

Madaxweynaha Barcelona ee Laporta ayaa ka hadlay xaaladdii ugu dambeysay hishiis kordhinta Messi ee qalcadda Camp Nou

Messi ayaa xor ah haatan ka dib markii hishiiskiisa uu dhamaaday bishii hore , waxa ayna warar kala duwan sheegayaan in haatan kaliya harsan tahay in warqadda iyo qalinka uu is dul saaro.

Laporte ayaa hoosta ka xariiqay in uu ku kalsoon yahay in Messi uu banaadirsom la sii joogayo muddo fog

Wargeyska El Mundo Deportivo ayuu Laporte ka yiri ” Messi waxa uu mar waliba  sheegaa in uu doonayo in uu joogo , wada xaajoodka haatan socdana  hor mar ayaan ka sameynay”.

Arinta Antoine Griezmann ayuu ka yiri” waan  soo dhaweynynaa dalbayada laga keenayo , wax waliba diyaar ayaan u nahay’

Sidoo kale Pjanic iyo Umtti ayuu soo hadal qaaday isaga oo xusay in laga yaabo in ay iibiyaan  xagaagaan

Source link