Home Ciyaaraha Barcelona Oo Guuldaro Kala Kulantay RB Salzburg Kulan Xiiso Lahaa. – Banaadirsom

Barcelona Oo Guuldaro Kala Kulantay RB Salzburg Kulan Xiiso Lahaa. – Banaadirsom

Banaadirsom Barcelona ayaa dhabarka loo saaray guuldaradii ugu horaysay dhabarka loo saaray kadib guuldaro ay kala kulmeen Banaadirsom RB Salzburg kulan saaxiibtinimo ahaa oo ay wada ciyaareen laabda kooxood.

Banaadirsom RB Salzburg Ayaa ahayd Banaadirsom fiican ciyaarta oo dhan iyaga oo halis badan galiyay goolka Banaadirsom Barcelona xilli ay iska khasaariyeen fursado aad u badan.

Daqiqiadii 43-aad ayay Banaadirsom RB Salzburg Dhalisay goolka 1-aad waxana u dhaliyay xiddiga Luka Sucic kaas oo ciyaarta ka dhiay 1/0 ay Banaadirsom RB Salzburg ku hogaaminayso ciyaarta.

Waxa sidaas ku dhamaatay qaybta hore ee ciyaarta oo laga fiicnaa Banaadirsom Barcelona kuwaas oo kaliya maamulayay ciyaarta.

Qaybtii dambe gaar ahaan daqiiqadii 82-aad ayay Barcelona dhalisay goolka 1-aad ahna goolka bar-baraha waxana u dhaliyay xiddiga Martin Braithwaite kaas oo ciyaarta ka dhigay 1/1.

Laakiin Banaadirsom RB Salzburg ayaa daqiiqadii ugu dambaysay ee ciyaarta dhalisay goolka kadib markii uu xiddiga Brenden Aaronson dhaliyay goolka guusha daqiiqadii 90-aad.

Waxa sidaas ku dhamaatay ciyaarta oo ay Barcelona la kulantay guuldaradii ugu horaysay ee kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Ma Jirtaan Laba Wiil Hal Mar Ku Wada Jecle, Ma Doonaysaa In Aad Dooratid Midka Adiga Kuu Fiican, Habkan Fudud Ayaa Ku Caawinaysa

Source link