Home Ciyaaraha Barcelona Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalka Antoine Griezmann & Philippe Coutinho –...

Barcelona Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalka Antoine Griezmann & Philippe Coutinho – Banaadirsom

Banaadirsom Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ayna iibin doonin xiddigaha Antoine Griezmann & Philippe Coutinho suuqa xagaagan ilaa iyo inta ay ka helayaan dalab weyn.

Waxa jiray warar sheegaya in ay Banaadirsom Barcelona donayso in ay iska iibiso xiddigaha Antoine Griezmann & Philippe Coutinho suuqa xagaagan laakiin arintaas ayaa u muuqata mid aan suurtagal ahayn xagaagan maadama ayna heli wax dalab fiican ah.

Wargayska Mundo Deportivo ayaa sheegaya in ay Banaadirsom Barcelona doonayso in ay sii haysato xilli ciyaareedka cusub maadama ayna helin wax dalab fiican oo ay ku iibin karto xiddigaha.

Banaadirsom Barcelona ayaa doonaysa in ay iska iibiso labada xiddig si ay u dhinto mushaharkooda si ay heshiis cusub uga saxiixato xiddiga Lionel Messi kaas oo xor noqday.

Laakiin labada xiddig ee Antoine Griezmann & Philippe Coutinho ayaa sii joogi doona Banaadirsom Barcelona xilli ciyaareedka dambe maadama ayna helin dalabka ay doonaysay in ay ku iibiso xiddigaha.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Sidee Ayaad U Xidhan Kartaa Qalbiga Gabadha Adiga Oo Aan Ku Odhan Kalamada “Waan Ku Jecelahay”. Waa Waddo Fudud.

Source link