Home Ciyaaraha Barcelona Oo Dhamaystirtay Saxiixeedii 4-aad Ee Suuqa Xagaaga – banaadirsom

Barcelona Oo Dhamaystirtay Saxiixeedii 4-aad Ee Suuqa Xagaaga – banaadirsom

banaadirsom Barcelona ayaa sii wada wacdarihii ay ka waday suuqa xagaaga iyada oo samaysay saxiixeedii 4-aad ee suuqa xagaaga sida ay xaqiijisay kooxdu.

Barcelona ayaa ku dhawaaqday in ay banaadirsom Granada kala soo wareegtay xiddiga kubad sameeyahay da’yarka ah ee Antonio Aaranda kaas oo ah saxiixii 4-aad ee ay samayso kooxdu xagaagan.

banaadirsom Barcelona ayaa xiddiga Antonio Aaranda oo 20 jir ah ka saxiixatay heshiis 2 sano ah oo uu kula joogi doono banaadirsom Barcelona ilaa xagaaga 2023.

Xiddiga Antonio Aaranda ayaa banaadirsom Barcelona ugu biiray qaab xor ah kadib markii uu dhamaaday heshiiskii uu kula jiray banaadirsom Granada 30 bishii June ee la soo dhaafay.

banaadirsom Barcelona ayaa xaqiijisay in ay heshiiska xiddiga Antonio Aaranda ku xidhay lacag dhan 50 milyan oo euro oo lagu bur-burin karo heshiisiiisa waxana uu ka qayb ahaan doonaa banaadirsom 1-aad ee xilli ciyaareedka cusub.

Sii Akhriso: Sifooyinka Gabadha Quruxda Badan Ee Ay Raggu Ka Baxsadaan, Hadii Gabadhu Leedahay Sifooyinkan Ma Jiro Nin U Istaagaya

Source link