Home Ciyaaraha Barcelona Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Xiddig U Ciyaara Arsenal –...

Barcelona Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Xiddig U Ciyaara Arsenal – Banaadirsom

Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay dalab Rasmi ah ka gudbisay saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Arsenal ee Alexandre Lacazette sida ay sheegayaan wararku.

Barcelona ayaa suuqa ugu jirta sidii ay ula soo saxiixan lahayd weeraryahan cusub inta lagu jiro suuqa xagaagan kadib dhaawacii Sergio Aguero kaas oo bilod ka maqnaan doona garoomada.

Kooxda Barcelona ayaa xiiso u muujisay saxiixa xiddiga kooxda Arsenal ee Alexandre Lacazette si ay ugu xoojiyaan weerarkooda xilli ciyaareedka cusub.

Saxafiga Yağız Sabuncuoğlu ayaa sheegay in ay kooxda Barcelona dalab Rasmi ah ka gudbisay saxiixa xiddiga kooxda Arsenal ee Alexandre Lacazette si ay ugu xoojiso kooxdeeda xilli ciyaareedka.

Sii Akhriso: Sifooyinka Uu Ninku Ku Jecelyahay Gabadha Laakiin Keeni Karta In Uu Wakhti Dambe Ka Fogaado.

Source link