Home Ciyaaraha Barcelona Oo Dajisay Qorshe Ka Caawinaya Saxiixa Pierre-Emerick Aubameyang – Banaadirsom

Barcelona Oo Dajisay Qorshe Ka Caawinaya Saxiixa Pierre-Emerick Aubameyang – Banaadirsom

Banaadirsom Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay dajisay qorshe u fududaynaya saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara Banaadirsom Arsenal ee Pierre-Emerick Aubameyang sida ay sheegayaan wararku.

Barcelona ayaa doonaysa saxiixa weeraryahan cusub ka hor inta uuna xidhmin suuqa xagaaga si ay ugu xoojiyaan weerarkooda xilli ciyaareedka cusub.

Ronaldo Koeman ayaa doonaya in uu kooxdiisa ku soo daro hal weeraryahan ka hor inta uuna xidhmin suuqa xagaaga waxana uu doortay xiddiga Banaadirsom Arsenal ee Pierre-Emerick Aubameyang.

Xiisaha Barcelona ayaa imanaya kadib markii ay Arsenal go’aan ku gaadhay in ay iska iibiso xiddiga Pierre-Emerick Aubameyang ahna kabtankeeda inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan.

Wargayska Sport ayaa sheegaya in ay Banaadirsom Barcelona dhigeeda Arsenal u soo bandhigi doonto saxiixa xiddiga Martin Braithwaite si ay dhankooda u helaan saxiixa Pierre-Emerick Aubameyang.

Sii Akhriso: Ma Doonaysaa In Aad Qalbigaaga Ka Saartid Qof Aan Wax Jacayl Ah Kuu Qabin, Wadooyinkan Raac Si Deg-Deg Ah Ayaad Ku Iloobaysaa

Source link