Home Ciyaaraha Barcelona Oo Bilaaban Doonta Nolol Meesi La’aan Ah – Banaadirsom

Barcelona Oo Bilaaban Doonta Nolol Meesi La’aan Ah – Banaadirsom

Banaadirsom Barcelona ayaa marti galin doonta Banaadirsom Real Sociedad kulan ka tirsan horyaalka La Liga xilli ciyaareedka cusub kulan ka dhici doona garoonka Camp Nou.

Barcelona oo bilaaban doonta nolosha ka dambaysa Lionel Messi ayaa kulanka soo galaysa in ay si fiican ku bilowdaan xilli ciyaareedka si ay ugu tartamaan koobka horyaalka.

Banaadirsom Barcelona ayaa kulan kulanka soo galaysa iyaga oo ah la’aanta kabtankooda markii ugu horaysay 17 sano oo uu joogay Banaadirsom kana ciyaaray Camp Nou.

Dhanka kale Real Sociedad oo ah koox uu Lionel Messi dhibay ayaa doonaysa in ay Barcelona dhabarka u saarto guuldaro xilli ay doonayaan in ay Barcelona muujiyaan in ayna la’aanta Messi waxba ahayn.

Kulanka: Barcelona Vs Real Sociedad

Tartanka: La Liga

Wakhtiga: 09:00

Garoonka: Camp Nou

XAQIIQOOYINKA KULANKA:

Barcelona ayaan laga badin 10-kii kulan ee ugu dambeeyay ee ay la ciyaartay Real Sociedad horyaalka La Liga tan ilaa markii ay guuldaro 1/0 ah kala kulantay bishii April 2016 waana marka kaliya ee ay Barcelona guuldaro kala kulantay Banaadirsom Real Sociedad.

Barcelona ayaan laga badin 19-kii kulan ee ay garoonkeeda kula ciyaartay kooxaha reer Basque tan ilaa markii ay guuldarada 2/1 ah kala kulantay Alaves bishii September 2016.

Real Sociedad ayaa laga badiyay 64 kulan oo ay marti u ahayd Barcelona horyaalka La Liga waana Banaadirsom ugu badan ee ay guuldaro kala kulanto taariikhda tartanka.

Barcelona ayaa laga badiyay kaliya hal kulan oo ah kulamada furitaanka La Liga iyaga oo garoonkooda jooga markii ugu dambaysay ee laga badiyay ayaa ahayd sanadkii 1939.

Sii Akhriso: Raggu Ma Jecelyihiin Gabadha Jacaylkeeda U Soo Bandhigta?

Source link