Home Ciyaaraha Barcelona Oo Arsenal U Soo Bandhigtay saxiixa Philippe Coutinho & Laba Xiddig...

Barcelona Oo Arsenal U Soo Bandhigtay saxiixa Philippe Coutinho & Laba Xiddig Oo Ay Midkood Kaga Doonayso Oo La Ogaaday. – Banaadirsom

Banaadirsom Barcelona aya qaaday talaabo ay Arsenal ugu qancinayso in ay ka iibiyaan midkood xiddigaha weerarka uga ciyaara Gunnerse ee Alexandre Lacazette & Pierre-Emerick Aubameyang inta lagu jiro suuqa xagaagahn.

Wargayska Football.London ayaa sheegaya in ay Banaadirsom Barcelona dhigeeda Arsenal u soo bandhigtay xiddiga khadka dhexe ee khadka dhexe ee Philippe Coutinho si ay u helaan midkood xiddigaha weerarka ka ciyaara ee Alexandre Lacazette & Pierre-Emerick Aubameyang.

Banaadirsom Barcelona ayaa suuqa ugu jirta weeraryahan cusub oo ay ku xoojiyaan Banaadirsom xilli ciyaareedka dambe kadib bixitaankii Lionel Messi ee bilowgii bishan haatan lagu jiro.

Dhanka kale Barcelona ayaa doonaysa in ay iska dirto xiddiga khadka dhexe ee Philippe Coutinho kaas oo aan soo bandhigin qaab ciyaareed fiican tan ilaa markii uu Barcelona ku biiray sanadkii 2018.

Dhankooda Arsenal ayaa doonaysa xiddig kubad sameeye ah Barcelona ayaana doonaysa in ay baahida Arsenal ka faa’iidaysato una soo bandhigto saxiixa xiddiga Philippe Coutinho si ay dhankooda u helaan midkood xiddigaha Alexandre Lacazette & Pierre-Emerick Aubameyang.

Sii Akhriso: Ma Doonaysaa In Aad Qalbigaaga Ka Saartid Qof Aan Wax Jacayl Ah Kuu Qabin, Wadooyinkan Raac Si Deg-Deg Ah Ayaad Ku Iloobaysaa

Source link