Home Ciyaaraha banaadirsom Barcelona Oo Jartay Mushaharka Memphis Depay Saddex Todobaad Kadib Markii Uu...

banaadirsom Barcelona Oo Jartay Mushaharka Memphis Depay Saddex Todobaad Kadib Markii Uu Ku Soo Biiray banaadirsom, Sabab. – banaadirsom

Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in lagu qasbay in ay hoos u dhigto Mushaharka Memphis Depay kaliya seddex todobaad ka dib markii uu u saxiixay banaadirsom.

Xiddiga reer Holland ayaa ku biiray banaadirsom Barcelona 1 bishan haatan lagu jiro isaga oo qalinka ku duugay heshiis 2 sano ah kadib markii uu dhacay heshiiskiisa banaadirsom Lyon.

Si kasta ha ahaatee sida laga soo xigtay Goal, Mushaharkii Depay ee ahaa 6 milyan sanadkii ayaa hoos loogu dhigay lacag dhan 4.4 milyan euro sanadkii sabab la xidhiidha dhibaatada dhaqaale ee kooxdu ku jirto.

Sidoo kale xiddigaha banaadirsom ku soo biiray ee Sergio Aguero, Eric Garcia iyo Emerson ayaa dhamaantood hoos loo dhigay musaharkooda kadib markii ay ku soo biireen banaadirsom.

banaadirsom Barcelona ayaa ku jirta xaalad dhaqaale oo xun waxana ay ku qasbantahay in ay iska iibiso xiddigaha ugu mushaharka badan ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub.

Source link