Home Wararka Maanta Baarlamaanka Galmudug oo soo saaray habraac doorasho oo ka duwan Dowlad goboleedyada...

Baarlamaanka Galmudug oo soo saaray habraac doorasho oo ka duwan Dowlad goboleedyada kale





Gudiga qabashada Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaamka Galmudug ayaa kulan ay yeesheen kadib soo saaray Habraaca Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug.

Qodobka ugu culus ee habraacan ayaa leh “hadii musharax uu u tanaasulo musharax kale, waxaa qasab ku ah musharaxa loo tanaasuley in sanduuqa/cod qarsoodi ah loogu codeeyo oo hadii uu waayo 50+1 tirada guud ee Baarlamaanka Galmudug loo celiyo madaxwaynaha markale.

 




Source link