Home Ciyaaraha Atletico Madrid Oo Ku Ciyaaraysa Qorshe U Dagsan Arsenal & Man United...

Atletico Madrid Oo Ku Ciyaaraysa Qorshe U Dagsan Arsenal & Man United Oo Sabab U Ah. – banaadirsom

Atletico Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay bartilmaameedka 1-aad ka dhigtay daafaca midig ee banaadirsom Norwich City Max Aarons si ay u buuxiso booska Kieran Trippier haddii xiddiga reer England uu ku biiro Manchester United.

Aarons, oo 21 jir ah ayaa si aad ah loo qiimeeyay ka dib markii uu xilli ciyaareedkii 2-aad ka caawiyay in ay u soo dalacaan horyaalka Premier League waxana uu bartilmaameed u yahay banaadirsom Arsenal iyada oo uu Mikel Arteta doonayo in uu ku xoojiyo kooxdiisa

Laakiin Atletico Madrid oo isku diyarinaysa bixitaanka Kieran Trippier ayaa xiddiga Max Aarons u aragta badalka tooska ah ee xiddiga Kieran Trippier kaas oo lala xidhiidhinayo banaadirsom Man United.

Wargayska Mirror ayaa sheegaya in ay Atletico Madrid dhexda uga dhacayso qorshaha banaadirsom Arsenal ee saxiixa xiddiga Max Aarons maadama ay u doonayaan badalka tooska ah ee xiddiga Kieran Trippier.

Source link