Home Ciyaaraha Aston Villa Oo Aqbalaysa Dalabka Man City Ee Jack Grealish – Banaadirsom

Aston Villa Oo Aqbalaysa Dalabka Man City Ee Jack Grealish – Banaadirsom

Aston Villa ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay aqbasho dalabka £ 100m ee Manchester City ee Jack Grealish.

Banaadirsom Premier League ayaa la aaminsanyahay in ay jimcihii dalab Rasmi ah oo lacag badan ah ka gudbisay saxiixa xiddiga iyada oo wadahalo toos ah kula jirta Banaadirsom Aston Villa si ay u hesho saxiixa xiddiga.

Sida laga soo xigtay Sky Sport, Banaadirsom Aston Villa ayaa doonaysa in ay sii haysato xiddiga kubad sameeyaha ah waliba u soo bandhigto heshiis cusub.

Si kasta ha ahaatee wararka ayaa sheegaya in ay Villa diyaar u tahay in ay aqbasho dalabka Man City ee 100-ka milyan ah iskana iibiso xiddiga reer England xagaagan.

Xiddiga 25 jirka ah ayaa la sheegayaa in uu dhankiisa doonayo u dhaqaaqista Banaadirsom Man City isaga oo xitaa diyaar u ah in uu gudbiyo warqada bixitaanka hadii ay kooxdiisu u ogolaan waydo in uu boxo.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Sidee Ayaad U Xidhan Kartaa Qalbiga Gabadha Adiga Oo Aan Ku Odhan Kalamada “Waan Ku Jecelahay”. Waa Waddo Fudud.

Source link