Home Ciyaaraha Arsenal Rajo Ma Ka Leeyihiin Hishiis Cusub Oo Ay Ka Saxiixdaan Emile...

Arsenal Rajo Ma Ka Leeyihiin Hishiis Cusub Oo Ay Ka Saxiixdaan Emile Smith Rowe – banaadirsom

banaadirsom Aesenal ayaa ku kalsoon in hishiis cuusb ka saxiixanayaan Emile Smith Rowe xilli Aston Villa si weyn u dooneyso .

Hishiiska Emile Smith Rowe ee Emartes aya dhacaya xagaaga 2023-ka balse waxa ay doonayaan in ay sii fogeeyaan

Ston Villa ayaa aad u dooneysa saxiixiisa waxa ayna ka geeyeen laba dalab oo kala ahaa 20 milyan iyo 30 milyan xilli la xusay in weli xittaa aysan quusan

Birmingham Mail  ayaa aga soo xiganaaa in Arsenal ay laba jibaareen  dadaalka ay ku doonayaan in laacibka uga saxiixdaan hishiis muddo dheer ah

Warka waxa uu intaas ku darayaa in Arsenal doonayaan in hishiis 5 sano ah ugu daraan Emile Smith Rowe  xilli ay u arkaan kabtanka mustaqbalka banaadirsom

Todobaadka dambe ayaa la filayaa in Arsenal ku dhawaaqaan hishiska cusub ee da`yarkaas

 

 

Source link