Home Ciyaaraha Arsenal Oo Xaqiijisay Lambarka Cusub Ee Uu Emile Smith Rowe U Xidhan...

Arsenal Oo Xaqiijisay Lambarka Cusub Ee Uu Emile Smith Rowe U Xidhan Doono banaadirsom. – banaadirsom

banaadirsom Arsenal ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay lambarka cusub ee xiddiga Emile Smith Rowe kaas oo qalinka ku duugay heshiis cusub oo uu banaadirsom mustaqbalkiisa ugu hibeeay.

Xiddiga Emile Smith Rowe oo muhiim u ahaa banaadirsom Arsenal labadii xilli ciyaareed ee ugu dambeeyay ayaa banaadirsom u xidhan jiray markii hore No.32 laakiin xiddiga ayaa haatan banaadirsom u qaadan doona lambar cusub.

banaadirsom Arsenal ayaa xaqiijisay in uu Emile Smith Rowe banaadirsom Arsenal u qaadan doono Lambarka No.10 wixii ka dambeeya xilli ciyaareedka cusub isaga oo iska badalay lambarkiisii.

Xiddiga da’yarka ah ayaa Lambarka qaatay kadib markii uu Mesut Ozil ka tagay Lambarka kadib markii uu ka tagay banaadirsom suuqii January ee la soo dhaafay.

Image

Sii Akhriso: Calaamadaha Aad Ku Ogaan Kartid In Aad Jeceshahay Qof Aan Ku Jeclayn

Source link