Home Ciyaaraha Arsenal Oo Xaqiijisay In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Martin Odegaard – Banaadirsom

Arsenal Oo Xaqiijisay In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Martin Odegaard – Banaadirsom

Banaadirsom Arsenal ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in ay qaab toos ah Real Madrid ugala soo wareegtay xiddiga khadka dhexe ee Martin Odegaard.

Arsenal ayaa xaqiijisay in uu xiddiga reer Norway qalinka ku duugay heshiis wakhti fog ah kaas oo uu ku joogi doono Banaadirsom ku ciyaarta Emirates.

Xiddiga Martin Odegaard ayaa markii 2-aad ku soo laabtay Gunners kadib markii uu qaab amaah ah ku qaatay Xilli ciyaareedkii hore qaab ciyaareed cajiib ahna soo bandhigay.

Arsenal ayaa xiddiga Martin Odegaard ka soo bixisay lacag dhan 30 milyan oo euro iyo 6 milyan oo Guno ah isaga oo noqday saxiixii 4-aad ee ay kooxdu si Rasmi ah ugu dhawaaqdo.

Banaadirsom Arsenal ayaa xaqiijisay in uu xiddiga Martin Odegaar Banaadirsom u xidhan doono No.8 inta uu joogo Banaadirsom Arsenal una ciyaarayo.

Sii Akhriso: Kulanka Sariirta: Imis Jeer Ayay Lamaanaha Dhawaan Is Guursaday Ku Kulmi Karaan Sariirta?

Source link