Home Ciyaaraha Arsenal Oo Si Lama Filaan Ah Ugu Dhaqaaqaysa Saxiixa Jack Grealish, Laakiin….?...

Arsenal Oo Si Lama Filaan Ah Ugu Dhaqaaqaysa Saxiixa Jack Grealish, Laakiin….? – banaadirsom

banaadirsom Arsenal ayaa lala xiriirinayaa inay u dhaqaaqeyso kabtanka Aston Villa Jack Grealish – laakiin Manchester City ayaa weli hogaamineysa tartanka, sida ay sheegayaan wararka.

banaadirsom Pep Guardiola ayaa lala xidhiidhinayay xiddiga reer England kaas oo lagu qiimeeyo lacag dhan 100 milyan oo euro.

Si kasta ha ahaatee wargayska The Athletic ayaa sheegaya in ay banaadirsom Man City si lama filaan ah ugu dhaqaaqayso saxiixa xiddiga khadka dhexe.

Lagama yaabo in ay banaadirsom Arsenal u dhaqaaqi doonto saxiixa xiddiga sabab la xidhiidha qiimaha lacageed ee lagu helayo xiddiga khadka dhexe.

Waxa intaas sii dheer in uu Jack Grealish diyaar u yahay in uu kaliya Aston Villa uga tagayo kooxd ka ciyaaraysa tartanka champions League xilli ciyaareedka dambe.

Xiddiga khadka dhexe ee Jack Grealish ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah xilli ciyaareedkii hore isaga oo qaab ciyaareedkiisa ku soo jiitay kooxaha waaweyn ee doonaya saxiixiisa.

Source link