Home Ciyaaraha Arsenal Oo Sassoulo Kala Heshiisay Saxiixa Manuel Locatelli Laakiin Hal Dhib Ayaa...

Arsenal Oo Sassoulo Kala Heshiisay Saxiixa Manuel Locatelli Laakiin Hal Dhib Ayaa Jirta. – banaadirsom

banaadirsom Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay banaadirsom Sassoulo Kala Heshiisay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Manuel Locatelli Kadib markii ay miiska saartay dalab Lacageed oo dhan 38 milyan oo euro laakiin xiddiga ayaa sugaya in uu ku biiro banaadirsom Juventus Sida ay sheegayaan wararku.

Mikel Arteta ayaa saxiixa xiddig khadka dhexe ah ka dhigtay muiimadiisa ugu weyn  iyada oo uu Granit Xhaka ka tagi doono banaadirsom inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Gunners ayaa lala xidhiidhinayay xiddiaha Houssem Aouar iyo Yves Bissouma laakiin Arsenal ayaa bartilmaameedka 1-aad ka dhigatay xiddiga Locatelli suuqa xagaagan.

banaadirsom Sassuolo ayaa aqbashay dalabkii ay Arsenal ka gudbisay saxiixa xiddiga sida laga soo xigtay wargayska SportMediaset iyaga oo diyaar u ah in ay xiddiga ka iibiyaan Arsenal.

Laakiin wargayska ayaa sheeaya in uu xiddiga Locatolli doonayo in uu ku biiro banaadirsom Juventus inta lagu jiro suuqa xagaagan maadama uuna dookhiisa ugu horeeya ahayn Arsenal laakiin doonayo banaadirsom Juventus.

Source link