Home Ciyaaraha Arsenal Oo Qarka U Saaran In Ay Seegto Saxiixa Andre Onana &...

Arsenal Oo Qarka U Saaran In Ay Seegto Saxiixa Andre Onana & Goolhaye Bernd Leno Oo Sabab U Ah. – banaadirsom

banaadirsom Arsenal ayaa lagu qasbi karaa in ay raadsato meelo kale oo ay ka raadsato Goolhaye cusub kadib markii ay banaadirsom Lyon wadahadalo Rasmi ah la furtay wakiilada Goolhayaha Ajax ee Andre Onana sida ay sheegayaan wararku.

Iyada oo uu shaki ku jiro Mustaqbalka Goolhayayaasha ee Bernd Leno & Alex Runarsson Mikel Arteta ayaa doonaya saxiixa Goolhaye cusub ka hor bilaabasahda xilli ciyaareedka cusub.

Goolhaye Onana ayaa ku jira ganaax kadib markii daroogo laga helay Nidaamkiisa laakiin Gunners ayaa si weyn loola xidhiidhinayay Goolhayaha reer Cameroon xagaagan.

Si kasta ha ahaatee wargayska L’Equipe ayaa sheegaysa in ay banaadirsom Lyon haatanba xidhiidh la samaysay wakiilada Onana si ay ugu soo bandhigaan xiisaha ay u qabaan saxiixa Goolhayaha iyada oo uu xitaa Goolhayuhu ogolaaday in uu ku biiro banaadirsom reer France.

Dhanka kale Arsenal ayaa la sheegayaa in ayna diyaar u ahayn in ay Goolhaye Onana u balan qaado booska joogtada ah ee banaadirsom Inta uu Leno joogo banaadirsom taas oo keentay in uu Onana ka leexdo Arsenal.

Source link