Home Ciyaaraha Arsenal Oo Qarka U Saaran In Ay Dhamaystiro Saxiixa Goolhaye Premier League...

Arsenal Oo Qarka U Saaran In Ay Dhamaystiro Saxiixa Goolhaye Premier League Ah. – Banaadirsom

Banaadirsom Arsenal aya ugu dambayn ku dhaw in ay dhamaystirto saxiixa Goolhayaha Banaadirsom Sheffield United ee Aaron Ramsdale.

Goolhayaha Sheffield United ayaa laga reebay kulanka ay kooxdiisu la ciyaarayso Banaadirsom West Brom kadib markii ay labada kooxood horumar ka sameeyeen wadahadalada.

Ramsdale oo 23 jir ah ayaa ah bartilmaameedka 1-aad ee Mikel Arteta si uu ugu xoojo goolka lana tartansiiyo xiddiga Brend Leno.

Banaadirsom Arsenal ayaa markii hore isaga baxday wadahadaladii ay kula jirtay Banaadirsom Sheffield United kadib markii ay kooxdu dalatay lacag dhan 40 milyan oo euro.

Laakiin labada kooxood ayaa haatan ku dhaw in ay ka heshiiyaan qiimo lacageed oo dhan 25 milyan oo euro iyo waliba 6 milyan oo Guno ah.

Source link