Home Ciyaaraha Arsenal Oo Ogaatay Banaadirsom Ay Ku Aaday Tartanka Carabao Cup-ka Wareega 2-aad...

Arsenal Oo Ogaatay Banaadirsom Ay Ku Aaday Tartanka Carabao Cup-ka Wareega 2-aad Ee Tartanka – Banaadirsom

Waxa la sameeyay isku aadka wareega 2 ee tartanka Carabao Cup-ka ee xilli ciyaareedka cusub ee 2021/2022.

Waxa wareegan ka qayb galaysa Banaadirsom Arsenal maadama ay kaalinta 8-aad kaga dhamaysteen horyaalka premier League xilli ciyaareedkii hore.

Arsenal ayaa ogaatay Banaadirsom ay la ciyaari doonto wareegan tartanka Carabao Cup-ka iyaga oo isha ku haya in ay iska xaadiriyaan wareega xiga ee tartanka xilli ciyaareedkan.

Gunners ayaa ku aada wareegan Banaadirsom ka hadhay premier League xilli ciyaareedkii hore ee West Brom iyaga oo booqan doonaa Banaadirsom West Brom kulan ka dhici doona garoonka The Hawthorns.

Kulanka ayaa dhici doona 24 bishan haatan lagu jiro ee August maalintaas oo ku beegan maalin Salaasa ah kaas oo ay Gunners isha ku hayso in ay iska xaadiriso wareega xiga ee tartanka.

Sii Akhriso: Ma Jiraa Qof Aad Jeceshahay Laakiin Aad Khalad Ka Gashay, Ma Doonysaa In Ay Ku Cafiso Ama Uu Ku Cafiyo, Fariintan Cajiibka Ah Ayaa Kaaga Filan

Source link