Home Ciyaaraha Arsenal Oo Loo Sheegay Halka Wada Ee Ay Ku Heli Karto Saxiixa...

Arsenal Oo Loo Sheegay Halka Wada Ee Ay Ku Heli Karto Saxiixa Aaron Ramsdale – banaadirsom

banaadirsom Sheffield United ayaa lagu soo waramayaa in ay Arsenal u sheegtay in ay bixiso lacag dhan 32 milyan o euro hadii ay doonayso in ay hesho saxiixa Goolhayaha Aaron Ramsdale xagaagaan.

Goolhayaha 23 jirka ah ayaa la filayaa in uu isaga tago banaadirsom Sheffield United kadib markii ay kooxdu ka hadhay premier League Arsenal ayaana si weyn loola xidhiidhinayaa saxiixiisa.

Ramsdale ayaa laga dhaliyay 63 gool xilli ciyaareedkii hore laakiin waxa uu xulka England kala qayb galay tartankii Euro 2020 kadib markii uu dhaawacmay Goolhaye Dean Henderson.

Sida laga soo xigtay The Times, Arsenal ayaa haatanba laga diiday laba dalab oo ay ka gudbisay Goolhayaha iyada oo ay banaadirsom Sheffield United dalabanayso lacag dhan 32 milyan oo euro.

Ramsdale ayaa banaadirsom Sheffield United ku biiray xagaaii hore waxana uu qalinka ku duugay heshiis 4 sano ah laakiin waxa uu doonayaa in uu isaga tago banaadirsom si uu ugu biiro koox premier League.

Sii Akhriso: Calaamadaha Aad Ku Ogaan Kartid In Aad Jeceshahay Qof Aan Ku Jeclayn

Source link