Home Ciyaaraha Arsenal Oo Laga Doonayo Alexandre Lacazette – banaadirsom

Arsenal Oo Laga Doonayo Alexandre Lacazette – banaadirsom

Wararka ka imanaya dalka England ayaa sheegaya in ay banaadirsom Atletico Madrid doonayso saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara banaadirsom Arsenal ee Alexandre Lacazette inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Atletico Madrid ayaa doonaysa saxiixa weeraryahan cusub inta lagu xagaagan si ay ugu xoojiso weerarka uguna taageerto xiddiga Luis Suarez.

banaadirsom ku guulaystay horyaalka La Liga ayaa xilli ciyaareedkii hore kaliya adeegsatay xiddiga Luis Suarez kaas oo dhaliyay 21 gool waliba banaadirsom kula guulaystay horyaalka La Liga.

Shabakada ESPN ayaa sheegaysa in ay banaadirsom Atletico Madrid xiddiga Alexandre Lacazette u aragto xiddig si weyn u caawin kara banaadirsom marka uuna Luis Suarez qaab ciyaareed fiican ku jirin ama dhaawac ku seego.

Dhanka kale Arsenal ayaa diyaa u ah in ay iska iibiso xiddiga Alexandre Lacazette Kaas oo doonaya in uu isaga tago Gunners si uu u raadsado koox uu si joogto ah ugu ciyaaro xilli ciyaareedka dambe.

Source link