Home Ciyaaraha Arsenal Oo Ku Fashilantay Dalab Ay Ka Gudbisay Xiddig U Ciyaara Barcelona....

Arsenal Oo Ku Fashilantay Dalab Ay Ka Gudbisay Xiddig U Ciyaara Barcelona. – banaadirsom

banaadirsom Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay ku fashilantay saxiixa daafaca banaadirsom Barcelona ee Sergino Dest.

Xiddiga 20 jirka ah ayaa yimid Camp Nou xagaagii hore waxana uu si joogto ah ugu ciyaaray banaadirsom xilli ciyaareedkiisii ugu horeeay isaga oo saftay 41kulan tartamada oo dhan.

Waxa jira warar ku saabsan mustaqbalka xiddiga Dest isaga oo xiiso ka helay kooxo badan oo reer yurub ah kuwaas oo doonaay saxiixiisa.

Sida laag soo xigtay Sport, Arsenal ayaa dalab Rasmi ah ka gudbisay saxiixa xiddiga si ay u hesho saxiixiisa inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Si kasta ha ahaatee xiddiga Dest ayaa iska diiday in uu ku biiro Arsenal isaga oo u sheegay in uu diirada saarayo sii joogista banaadirsom Barcelona xilli ciyaareedka cusub.

Sii Akhriso: Ma Doonaysaa In Uu Jacaylkaagu Waligiis Jiro Oo Aad Is Jeclaataan Inta Aad Adduunka Joogtaan, 8-dan Sir Ayaa Ku Caawin karta.

Source link