Home Ciyaaraha Arsenal Oo Ku Dhawaaqday Saxiixeedii 2-aad Ee Xagaaga – banaadirsom

Arsenal Oo Ku Dhawaaqday Saxiixeedii 2-aad Ee Xagaaga – banaadirsom

banaadirsom Arsenal ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Albert Sambi Lokonga kaas oo ay kala soo wareegtay banaadirsom reer Belguim ee Anderlecht.

Arsenal ayaa xaqiijisay in uu xiddiga 21 jirka ah ee Albert Sambi Lokonga uu qalinka ku duugay heshiis wakhti fog ah oo uu ku joogi doono banaadirsom Arsenal

Xiddiga Albert Sambi Lokonga ayaa noqay saxiixii 2-aad ee ay banaadirsom Arsenal samaysay suuqa kala iibsiga xagaagan isaga oo kula biiray banaadirsom xiddiga Nuno Tavares oo kaga horeeyay banaadirsom.

Arsenal ayaa xiddiga Albert Sambi Lokonga ka soo bixisay lacag dhan 17.5 milyan euro iyo waliba lacag dhan 4.5 Guno ah isaga oo banaadirsom ku soo biiray.

Xiddiga reer Belguim ayaa banaadirsom u saxiixay heshiis ilaa xagaaga 2026 isaga oo sidoo kale banaadirsom u xidhan doona Lambarka No.23 sida ay xaqiijisay banaadirsom Arsenal.

Sii Akhriso: Ma Jirtaa In Aad Kala Fogtihiin Qofka Aad Jeceshahay, Ma Doonaysaa In Aad Jacaylkiina Noolaysiin, 6-dan Wad Ayaa Kaa Caawinaysa.

Source link