Home Ciyaaraha Arsenal Oo Ka Baxday Wadahaladii Ay Kula Jirtay Xiddig Ay Aad U...

Arsenal Oo Ka Baxday Wadahaladii Ay Kula Jirtay Xiddig Ay Aad U Doonaysay, Sabab – banaadirsom

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay ka baxday tartankii ay ugu irtay saxiixa Xiddiga khadka dhexe ee Sassuolo Manuel Locatelli xagaagan inkasta oo ay ugu cad-cadayd in ay hesho saxiixa xiddiga reer Italy.

Mikel Arteta ayaa doonaya in uu xiddig khadka dhexe ah ku soo daro kooxdiisa waxana ay wadahadalo kula jireen banaadirsom Sassuolo oo ay ka doonayeen saxiixa xiddiga Locatelli kaas oo xulka Italy haatan uga qayb galaya tartanka Euro 2020.

Gunners ayaa hogaaminaysay tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga inkasta oo ay banaadirsom Juventus doonaysay saxiixa xiddiga 23 jirka ah.

Sida laga soo xigtay Tuttosport, Locatelli ayaa sheegay Arsenal in uu doonayo in uu sii joogo dalkiisa hooyo kuna biiro banaadirsom Juventus halkii uu ku biiri lahaa banaadirsom Arsenal.

Iyada oo kooxdu ku dhaw saxiixa xiddiga Albert Sambi Lokonga, Gunners ayaa isaga hadhay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Locatelli kadib markii uu xiddigu doortay in uu ku biiro banaadirsom Juventus.

Source link