Home Ciyaaraha Arsenal Oo Heshiis Cusub Ka Saxiixatay Emile Smith Rowe – banaadirsom

Arsenal Oo Heshiis Cusub Ka Saxiixatay Emile Smith Rowe – banaadirsom

banaadirsom Arsenal ayaa xaqiijisay in uu xiddiga Emile Smith Rowe qalinka ku duugay heshiis cusub oo wakhti fog ah oo uu ku sii joogi doono banaadirsom.

Xiddiga khadka dhexe ayaa la joogay Arsenal tan ilaa markii uu 9 sano jirka ahaa isaga oo soo maray Akademiyada banaadirsom una soo ciyaaray xiddigaha da’yarka banaadirsom.

Xiddiga ayaa banaadirsom 1-aad loo soo dalacay xilli ciyaareedkii hore isaga oo tartamada oo dhan u saftay banaadirsom 33 kulan tartamada oo dhan.

Mustaqbalka xiddiga ayuu shaki ku jiray bilihii ugu dambeeyay iyada oo lala xidhiidhinayay banaadirsom Aston Villa kuwaas oo doonaysay saxiixiisa si ay ugu xoojiso banaadirsom.

Laakiin xiddiga ayaa ogolaaday in uu qalinka ku duugo heshiis cusub oo uu ku sii joogi doono isaga oo mustaqbalkiisa u hibeeyay banaadirsom Gunners.

Sii Akhriso: Calaamadaha Aad Ku Ogaan Kartid In Aad Jeceshahay Qof Aan Ku Jeclayn

Source link