Home Ciyaaraha Arsenal Oo Guul Weyn Ka Gaartay Xilli Chelsea Rigoorayaal Ku Garaacday ASton...

Arsenal Oo Guul Weyn Ka Gaartay Xilli Chelsea Rigoorayaal Ku Garaacday ASton Villa – Banaadirsom

Xogta guud ee kulanka Chelsea iyo Aston Villa  ayaa soo bandhigay ciyaar aad u diirran oo u furneyd labada dhinac , waxa uuna tartaankaan ka tirsanaa   EFL Cup-ka

Chelsaa ayaa dhanka maamulka ku sareeysay balse Aston Villa  waxa ay ku wacnaayee nmaamulka kubadda

Chelsea waxa  ay ka sheegteen dhameystir la`aan ilaa goolka ay heleen daqiiqadii 54-aad waxaana saxiixay Warner halka goolka bareejada Aston Villa uu yimid daqiiqadii 64-aad

Aston Villa waxa  ay ku wacneyd kubadaha rogaal celiska  ah mararka qaarna waxa ay ka sheeganayeen qasaarimta fursadaha

Dhamaadkii ciyaar isu dheeli tiran ayay soo bandhigeen labada koox waa ayna mudnaayen in gool ay helaan  , waxa ayna ciyarta ku dhamaatay bar bar dhac min hal gool ah

Si waliba oo ay ahaato , waxa ay labada koox  ku dhameysteen bar bar dhac iyadoo ay aadeen rigoore .

Arsenal ayaa guul ay qalantay waxa ay ka gaareen Wimbledon oo ay uga talaabsadeen sedex gool oo nadiif ah , ciyaarta waxa ay aheyd hal dhinac  , Arsrnal iyaga ayaana maamulka ku wacnaa

 

 

 

 

Source link