Home Ciyaaraha Arsenal Oo Go’aan Ka Gaadhay Baacsiga Houssem Aouar Kadib Markii Lyon Diiday...

Arsenal Oo Go’aan Ka Gaadhay Baacsiga Houssem Aouar Kadib Markii Lyon Diiday Dalabkoodii Ugu Dambeeyay. – banaadirsom

banaadirsom Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay isaga baxday tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga khadka dhexe uga ciyaara banaadirsom Lyon ee Houssem Aouar.

Gunners ayaa muddo dheer lala xiriirinayay inay u dhaqaaqeyso xiddiga reer France, laakiin haatan waxaa la filayaa dareenkooda meel kale u jeediyaan.

banaadirsom Arsenal ayaa dala Rasmi ah oo dhan 20 milyan ka gudbisay saxiixa xiddiga laakiin banaadirsom Lyon ayaa diiday dalabkaas iyaga oo ka dalbaday 25 milyan oo euro.

Wargayska Le10Sport Ayaa sheegaya in ay banaadirsom Arsenal isaga baxday wadahaladii ay kula jirtay banaadirsom Lyon ee ay ku doonaysay xiddiga khadka dhexe suuqa xagaagan.

banaadirsom Mikel Arteta ayaa haatan diirada saari doona xiddigaha kale ee khadka dhexe ah si ay ugu xoojiyaan banaadirsom xilli ciyaareedka dambe iyaga oo lumin doona xiddigo khadka dhexe oo kale.

Source link